Dagaal Caawa ka dhacay Degmada Afgooye iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose , waxaana halkaasi ka dhacay dagaal daqiiqado badan socday. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in dagaalyahano katirsan Al Shabaab weerar ku qaadeen fariisin ciidanka Dowlada ku lahaayeen degmada Afgooye gaar ahaan Buundada degmadaasi. Dagaal xoogan … Continue reading Dagaal Caawa ka dhacay Degmada Afgooye iyo Faah faahino kasoo baxaya